Fululi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax aasnaa sida xidid iwm dibad u soo bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fululi

fulul | fululid | fululin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg