Furdaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid sixir ka daaweyn. 2. Arrin iwm xal u raadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furdaami ↴
boondhow | furdaamin | furdaamis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg