furee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax fure ku xirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furee

furayn [m.f.dh]
eeg furee.

kulaalaha-koonfureed [m.l]
(juqr.) Barbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° k, oo muujinaya dacalka ugu koonfureeya ee qorraxdu toos isu dul taagto duhurka.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg