furfurid
(m.f.dh)eeg furfur². furfurista-garaafeed ee isle'eg m.dh (xis.) Hab lagu furfuro isle'egyo wadajira iyada oo la sawirayo garaafka isle'eg kasta. Furfurista labada isle'eg waxa ku siiya kulannada baraha is goyska, madaama barahani ay raali geliyaan qiimeyaal isku mid ah ee x iyo y.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh furfurid ↴
dumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dhisme burburin. 2. Dhisme furfurid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg