Furtuur-folkaaneed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Soo dirqinta waxyaabo adke, dareere, ama neef ah, iyadoo folkaane uu ka soo saarayo dhulka gudihiisa una soo saarayo ilaa dhulka dushiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga furtuur-folkaaneed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg