Fuulin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg fuuli. ld fuulis¹, fuulsiin, fuushiin.
Fuulin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-immo, m.dh)Muruqa bawdada ragga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuulin ↴
fuulis | fuulsiin | fuushiin | korsii | qaxan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg