Fuunto

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuunto

fuundo | fuundoobid | fuundow | fuuntoobid | fuuntow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg