Fuuryeel

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Ka f.: wax la qaybsanayo qof qaybta uu ku leeyahay siin inta aan la qaybin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuuryeel

fuuryeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg