Gaadaami
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaadaami ↴
gaadaamid | gaadaamin | gaadaamis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg