Gaaddabbuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Orod aan dheereyn. 2. Faalaxgooddi dad badan sameeyaan oo cid lagu guulguulayo.

Gaaddabbuur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

U g.: guulguul samayn (cid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaaddabbuur

gaaddabbuurid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg