Gaalleef
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ffo, m.)1. Nooc ka mid ah toorreyda oo godan. 2. Mindi dheer oo godan oo qaab toorrey leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaalleef ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg