Gaallisee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-seeyay, -seysay)1. Durbaan la garaacayo tallaabo la helid. 2. Cid ku dul wareegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaallisee ↴
gaalliseyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg