Gaashaamo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aantay, -aamatay)

Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaamo

gaashaamasho | shirib |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg