Shirib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cayaar raggu dheelo iyadoo warmo iyo gaashaamo la qurxiyey la sito oo taagnaan iyo socodba lagu tumo.
Shirib
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rbay, -ribtay; -rbi)Shirib cayaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shirib ↴
shirbid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg