Gaatan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley). 2. ld gaatamid.

Gaatan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Dhukin iyada oo wax la gaadayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaatan

gaatamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg