Gabax

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Meel bannaan oo dabayl iyo dhaxan badan.

Gabax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Si tartiib ah oo aan biyo dhig lahayn u di'id (roob).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabax

gabaxle | gabxid | lugabaxsasho | lugabaxsi | lugabaxso | wejiggabax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg