Gabbaldhici

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

U g.: ilaa qorraxdhaca wax meel ku hayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabbaldhici

gabbaldhac | gabbaldhicid | gabbaldhicin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg