Xil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xishood; sheex; sarriig. 2. Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo. 3. Ceebal; fadeexo.

Xil

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Cid mas'uul saarid. 2. Cid ceebayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xil

oday | odayee | waa | jaad | raabiya | yaare | jaahiliyad | faajeer | faakharad | haalhee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg