Gacan-adag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-kaa, -kayd)

Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacan-adag

gacan-adkaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg