Gacandhiib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qof laga dhintay waxa la siiyo.

Gacandhiib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Qof laga dhintay wax siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacandhiib

gacandhiibid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg