Gacanqabsi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Ul ama wax la mid ah oo marka la socdo gacanta lagu qaato. 2. Lacag yar oo lagama maarmaanka lagu iibsado. 3. Lacag yar oo ganacsi lagu bilaabo. 4. ld gacanqabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacanqabsi ↴
gacanqabsasho | tummaati |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

