gacantogaale
(m.l)ld gacantogaaleyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacantogaale ↴
gacantogaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Wax durugsan laacid. 2. Ammaano loo dhiibtay ku takrifalid (qof). 3. Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid.
gacantogaaleyn [m.f.dh]
eeg gacantogaalee. ld gacantogaale, gacantogaaleys.
gacantogaaleys [m.l]
ld gacantogaaleyn.
gacantogaaleysad [m.l]
ld gacantogaaleysasho.
gacantogaaleysasho [m.f.dh]
eeg gacanto- gaaleyso. ld gacantogaalaysad, gacanto- gaaleysi.
gacantogaaleysi [m.l]
ld gacantogaalaysasho.
gacantogaaleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax durugsan laacid. 2. Ammaano loo dhiibtay ku takrifalasho (qof).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg