gacanyare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Kaaliye; hoosjiooge.

gacanyare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

(taar.) Bulshadii dhulgoosiga ninka ilaaliya boqorka, una qabta hawlaha militriga, kaddibna hela dhul uu ku noolaado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacanyare

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg