Gadaala-aqoon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo aqoon u lahaasho xubnaha taranka: isutaggooda iyo sida caruurta loo dhalo ama u dhalato. ld gaadala-aqoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadaala-aqoon ↴
gaadala-aqoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg