Gadaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Saabka weelasha qaarkiisa kore. 2. Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadaan ↴
gadaaman |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg