Gadaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax qaab wareegsan leh. 2. Wax lagu qariyo wax kale. ld gedef¹.
Gadaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -daftay; -dfi)1. Wax qaab wareegsan u yeelid. 2. Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gadaf ↴
gadfid | gedef | gedef |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg