Gedef

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh.


Gedef

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.dh)

Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk.


Gedef

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dfay, -daftay)

ld gadaf.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gedef

gadaf | gadaf |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg