Gafuurtaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kibir iyo isla weyni wajiga ka muuqda. 2. ld gafuurtaagid.

Gafuurtaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Kibir iyo isla weyni weji ka muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gafuurtaag

gafuurtaagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg