gaggabid
(m.f.dh)eeg gaggab². ld gaggab¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaggabid ↴
gaggab [m.l]
1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg