Gaggab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.
Gaggab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Nabar surka ku dhacay la miyir beelid. 2. Xanuun surka culaysiya dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaggab ↴
dhuundhuumo | gaggabaysad | gaggabaysasho | gaggabaysi | gaggabayso | gaggabi | gaggabid | gaggabin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg