Galac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Waran af ballaaran oo birtiisu wada soofeysantahay.


Galac

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Cod lagu muujiyo if kedis ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galac

galaclee | galacleyn | ilgalacle | ilgalaclee | ilgalacleyn | ilgalacleys |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg