Ilgalacle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilgalacle

ilbalacle | ilbalaclee | ilbalacleyn | ilbalacleys | ilgalaclee | ilgalacleyn | ilgalacleys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg