Galbeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhanka qorraxdu u dhacdo; bogox, bugux.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galbeed

afar-jiho | badxidhan | bidix | bugux | cimilada baddadhexe | dugdhabee | dugdhabo | galbeedi | harmataan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg