Galoof

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

G. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.

Galoof

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galoof

galoofaad | galoofaad | galoofaadi | galoofaadid | galoofaadin | galoofaadis | galoofaadis | galoofid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg