Gama'

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Gelidda la galo hurdo. 2. ld gam'id.


Gama'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-m'ay, -ma'day; -m'i)

Hurdo geli.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gama'

gama' | gama'san | gama'sanaan | gama'sanaansho | gama'sii | gama'siin | gam'id |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg