Gamiin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)

1. Nafley tiiraanyo ka muuqato ahaansho. 2. Cunto ka caanadiidi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg