Gamiitofayt

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(bot.) Faca ku dhex jira meertada nololeed ee dhirta, kaas oo muujinaya organnada taranka ee dhalaya gaameytyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamiitofayt


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg