Gamuuxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuma.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamuuxan ↴
afgamuuxan | afgamuuxan | gamuuxnaan | gumuuxan | guxuuman | guxuumnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg