gandabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley jirran tartiib u socodsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gandabi ↴
gandabid [m.f.dh]
eeg ganda.
gandabin [m.f.dh]
eeg gandabi. ld gandabi.
gandabis [m.l]
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer. ld gandabi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg