Gane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la sur.
Dhigane*
1. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo qoraal ku qoran yahay. 2. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, Garbad leh oo aan wax ku qorneyn.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gane ↴
dhergane | ligane | ligane | qotintogane | togane | togane |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg