gannad
(m.l)1. Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka. 2. Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf. 3. ld gannadi.
gannad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Nafley kacsan ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gannad ↴
gannadid [m.f.dh]
eeg gannad². ld gannad¹ (3.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg