Gantaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal.

Gantaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld gantaali.

Gantaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gantaal gani.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gantaal

gentaal | gentaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg