Garab'aydo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cudur xoolaha ku dhaca oo garabka ka soo bixiya kasoobbax weyn oo badi ahaan dila neefka uu ku dhaco. ld garaabbiido, garabgooy.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garab'aydo

garab'aydo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg