Garabtaag

Qaabnaxa: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageeri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garabtaag

garabtaagan | garabtaagid | garabtaagnaan | garabtaagnaansho | isgarabtaag | isgarabtaag | isgarabtaagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg