Garbadhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kala rayn waayidda ay kala rayn waayaan laba qof oo legdemaay.

Garbadhac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garbadhac

barbarro | garbadhicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg