Garbarraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)Bayd faal, oo manjaha iyo tan ka sarreysa min hal ka ah, madaxa iyo tan ka hoosaysana min lab.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garbarraar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg