Gargudbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Webi, war, haro iwm labadooda dhan isaga gudbi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gargudbi

gargudbid | gargudbin | gargudbis | gargudub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg