Gariirad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; mooll.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gariirad ↴
moollo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg