garni
(m.l)(muus.) Qalab yar oo ka sameysan gees lo'aad, oo lagu garaaco xargaha shareerad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garni ↴
garnaq [m.l]
1. Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya. 2. ld garniqi.
garniqid [m.f.dh]
eeg garnaq². ld garnaq¹ (2.
garqaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi.
garqaybi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg