Garooc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ahay.

Garooc

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhigi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garooc

afgarooc | afgaroocnimo | garoocan | garoocasho | garoocid | garoocnaan | garoocnaansho | garooco |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg